Nin Dil u geestay Gabar iyo Hooyadeed oo la xiray (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska dalka Britian ayaa baadi goob kadib gacanta kusoo dhigay nin dhalinyaro ah lagu eedeeyay in dil argagax leh u geestay gabar ay saaxiibo ahaayeen iyo Hooyadeed . Janbaz Tarin oo 21-sano jir ah ayaa lagu eedeeyay in uu dilay Raneem Oudeh oo 22 jir ahayd, iyo hooyadeed Khaola Saleem oo 49 jir ahayd , … Continue reading Nin Dil u geestay Gabar iyo Hooyadeed oo la xiray (Daawo Sawirada)